Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Arday Ka Cabatay Midabka Dirayska Cusub”Daawo Muuqaal
June 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa ka jawaabay cabashada kazoo yeedhay ardayda gaar ahaan hablaha oo ka cawday dirayska cusub ee dhawaan wasaaradu sheegtay in ardaydu xidhanayaan.