Laba Nin Oo Ajaaniib Ah Oo Lagu Maxkamadeynayo Muqdisho Dambiga Loo Haysto
June 26, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Maxkamadda ciidamada ee Soomaaliya, ayaa maanta billowday dhageysiga dacwadda laba eedaysane oo Ajnabi ah, oo loo haysto inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab.
Maxkamadda ciidamada Soomaaliya