Itoobiya Oo Beenisay Iney Duqeyn Ku Laayeen Dad Shacab Ah Oo Sugnaa Waqooyiga Gobolka Tigreey!
June 27, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Militariga dowladda Itoobiya ayaa beeniyay Iney duqeyn dhinaca cirka aha ay ku Dileen dad ku sugnaa Suuq Weyn oo ku yaala gobolka Tigray, islamarkaana Waxay sheegay Iney badhtilmaameedsadeen dagaalayahanada Mucaaridka oo Dhar shacab ah xidhnaa.
