Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Sheegay Arintii Uu Uga Baxay Xisbiga Kulmiye In Ay Ahayd Mid Saamaynaysa Ilaa Afar Jiil.
June 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Eng Axmed Cabdi Ibraahim (Tima Jilic) oo kamid ah xildhibaanadii kasoo baxay xisbiga wadani gobolka maroodi jeex ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay Taariikhdiisa iyo waxyaabaha uqorshaysan ee doonaya in uu golaha wakiilada Somaliland ka dhex fulin doono.
