“Cabdirisaaq Khaliif Adeerkii Faratoon Utanaasulo, Hadii Kale Barkhad Batuun Guddoomiye Ha Loo Doorto”
June 28, 2021 - Written by admin
Boorama(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Boorama, ayaa ugu baaqay Mudanayaasha Gollaha cusub ee Wakiilladu inay u doortaan Shirgudoonka golahaasi Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon.
Wasiir Qambi