berberatoday.com
Hala Furo Ururada Siyaasada Jamhuuriyada Somaliland”Mustafe Qodax
June 28, 2021 - Written by admin
enator Mustafe Qodax Oo Ganafka Ku Dhuftay Fursad Uu Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Sheegay Inay Khasaarisay Somaliland

hambalyo hala furo ururada siyaasada jamhuuriyada Somaliland

W/Q Siyaasi Mustafe Qodax

waa tallaabo kale oo hore loo qaaday go’aanka golaha guurtida Somaliland ay saaka ku meel mariyeen xeerka furitaanka ururada siyaasada kaas oo hore uga soo gudbay golaha wakiilada qaranka, farxad bay u tahay dadweynaha reer somaliland ee jecel horumarka dalkooda waxa kale oo ay masrax siyaasadeed siinaysaa siyaasiyiin iyo aqoon yahan kale oo fara badan oo ka faa’iidaysan donna fursadda cusub kuwaas oo aan hubo inay ku jiraan xeeldheerayaal dalkani u baahanyajay inay helaan garoono cusub oo ay kusoo bandhigi karaan awoodooda iyo hibooyinkooda hogaamineed ee ku duugan.

waxa ii muuqata inaynu hore usocono marka la eego isbedellada siyaasadeed ee dalkeena ka dhacaya, waxa muuqata inay shaqaynayso aqoonteena korodhay ee dhinacwalba ah, waxa aad u kordhay fahanka dhalinyarada reer somaliland ee wadaniyada, isku duubnida markay timaado difaacida dalkeena iyo in waxa kaliya ee ina wada deeqaa uu yahay dal aynu wada leenahay oo aynu ka helo adeegyo isku mid ah oo dalkeena wada gaadha isla markaana aanay jirin wax qaran ka hooseeya oo aynu horumar ku gaadhi karma, sida; gobolaysi, reernimo iyo wax kasii hooseeya.

madaxweyne waxed gudatay waajibaad kusaarnaa iyo shaqadii dadkaagu kuu dirteen ee waxkale maad samayn, waxadse mudan tahay in lagugu hambalyeeyo shaqada wanaagsan ee aad umaddii ku aamintay u hayso, runtii waxad muujisay geesinimo iyo kalsooni intii aad kursiga ku fadhiday, waxan kuu hayaa inaad u badheedhay hawshii adkayd ee doorashadii isasaarka ahayd ee cidwaliba ka baqatay dad badan oo reer somaliland ahna ku dhawaysay inay ka quustaan inay dalka dib uga dhacso doorsho baarlamaan waliba adigoo dhaqaalaha ku baxay doorashada ku fuliyay cashuurta muwaadinka, waxay cidwaliba kaaga markhaati furaysaa kalsoonidii iyo faragalin la’aantii doorasha taasoo ah wax aan inta badan ka dhicin Africa.

go’aanka saaka ee golaha guurtida iyo kii ka horeeyay ee wakiilada labadaba waxad ku calaamadasan tahay inaad riixaysay ee aanad kasoo horjeedin, calaamaha fulaha waxa kamida ah; in marka uu kursida fuulo uu la dagaalamo isbedel kasta oo uu kusoo galay ololaha doorasha.

waxaynu sugnaaba waa jawi siyaasadeed cusub oo degen oo inoo horseeda barwaaqo iyo bash-bash

Somaliland guul

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews