Mustafe Shiine oo ku baaqay in la Ciqaabo dadka Calanka Soomaaliya ku dhex xidha Somaliland
June 28, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mustafe Cabdi Ciise Shiine oo ka mid ah Siyaasiyiinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku baaqay in aan naxariis la tusin dadka calanka Soomaaliya ku dhex qaata Somaliland .