berberatoday.com
“Ujeedka Muuse ka leeyahay Furista Asxaabtu Waa..”Boiqor Cismaan Buurmadaw
June 28, 2021 - Written by admin

W/Q Boqor Cismaan Buurmadow

Alloow alle
Shaxdaan degayba maad garan oo way kaashisheysaa. Waxaan aad ulayaabay siyaasiyiinta durbaanka utumaaya furista axsaabta
Waxabadan oo aan siisheegay hortiina ayay
Yimaadeen hadaan idiin iftiimiyo
Ujeedada muuse biixi kaleeyahay furista axsaabta hadii aad kufarxaysaan iyo hadii kaleba
Wuxuu uga danleeyahay marka wakhtigii
Doorashada maalmo yari inaka xigaan
Inuu yidhaahdo liisankii xisbiyadu
Wuu dhacay doorashana sidaan
Laguma geli karo doorasho haynoo danbayso
Ee xisbiyada halafuro hadii aan arintaa laga gaashaaman soomaaliland waxay kudhici doontaa god madow waxaan ka cabsi qabaa
Inay horseedo dhamaadkii jiritaankii soomaaliland waa sabata xukuumadu
Udoonayso inuu qabto hogaanka baarlamaanka cid kushaqayn karta
Fulunta amarada. Madaxtooyada
Cid waliba way usacaba tumilahayd
Haday xaajadu kaduwantahay
Sidaan kasoo sheekeeyey
Waxaa inalagudboon feejignaan
Inlaga yeesho mudokordhin loogu gabado furis xisbiyo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews