berberatoday.com
“Ciidanka Cududda Tigray Waxay Jabiyeen laf-dhabartii Ciidanka Abiy Ahmed…”Afhayeenka TPLF
June 29, 2021 - Written by admin

Mekkele(Berberatoday.com)-Afhayeenka TPLF Getagew Reda ayaa Ka hadlay guulo ay gaadheen dagaalo ay ku qaadeen kuwo dawlada fadaraalka itoobiya xoog ciidan ku qabsaday gobolka tigrey isagoo fariin uu kaga hadlayo arimahaasi ku baahiyay barta uu ku leeyahay Twitterka waxayna udhignayd sidan;

“Ciidanka cududda Tigray waxay jabiyeen laf-dhabartii ciidanka Abiy Ahmed, Iyada oo cutubyadii ​​ugu waaweynaa gebi ahaanba la baabi’iyay oo la haysto Abiy siyaasad ahaan iyo diblomaasiyad ahaanba waanu ku jabinay dagaalka”

Farriintan kadib, dawladda Ethiopia ayaa khadka Internet ka jartay gobolka Tigrayga.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews