Hadalkii Wasiir Qambi Ee Loolanka Shir gudoonka Wakiiladu Ma Wuxuu Ahaa Codsi Cabdirasaaq Khaliif Ku Socda, Mise Wuxuu Ahaa Taag Waaga Xukuumada Ee Aqlabiyada Xildhibaanada?faallo. “
June 30, 2021 - Written by admin
“Hadalkii Wasiir Qambi Ee Loolanka Shir gudoonka Wakiiladu Ma Wuxuu Ahaa Codsi Cabdirasaaq Khaliif Kusocda, Mise Wuxuu Ahaa Taag waaga Xukuumada Ee Aqlabiyada Xildhibaanada?
Hargeysa(berberatoday.com)-Marka loo eego Nuxur ahaan, Sida uu Wasiirku u dhigay, Arinta la Xidhiidhay in uu Mr Cabdirasaaq Khaliif Sameeyo Tanaasul uu Loolanka uga Tanaasulo Oday,Faratoon Waxey aheyd mid Sigaar ah u Shaki galisay Guud Ahaanba Taageerayaasha Xukuumada iyo Xisbi Xaakimka Islamarkaana, hoos uga dhigtey Rajadii ay Ka Qabeen in ay Suurtagal Tahay, in Xubno badan laga Dareersado Xildhibaanada Mucaaridka Si uu Faratoon u helo Aqlabiyad Lagu Meelmariyo Doonista Wakhtigan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumadiisu la garab joogto.