Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay Dufcadii 33aad Ee Ka Qalin-jebisay Dugsiga Tababarka Ciidanka Ee Mandheera
July 1, 2021 - Written by admin
Madheera(Berberatoday.com)-)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa tababar ugu soo xidhay in ka badan 700 (Todoba boqol) oo Ciidanka Booliska ah oo Dugsiga tababarka Lixle ee Mandheera maanta ka soo baxay.
