Xukuumada Somaliland Oo Dib Ufasaxday Diyaarada Fly Dubai.
July 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka haayada duuliska madaarada ee Somaliland ayaa shaaciyay in xukuumada Somaliland dib ufasaxday diyaarada flyd dubai ooh ore looga joojiyay duulimaadyadii ay ku iman jirtay somaliand