berberatoday.com
Xildhibaan Nacnac Oo Soo Dhaweeyey Xeerka Ururada Siyaasadda Ee Golaha Guurtidu Ansixiyey
July 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka mid ah Mudanaayasha Golaha Wakiilada ee wakhtigu ka dhammaaday, ayaa soo dhaweeyey Xeerka furista ururrada siyaasadda ee  Golahoodu hore u ansixiyey ee hadda Golaha Guurtidu meel-marisay. 

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ku baaqay inay qaranimada la ilaaliyo oo laga digtoonado wax kasta oo lid ku ah, waxaanu ugu horeyn yidhi “Xeerka furista ururrada Siyaasadda oo aanu hore anagu u ansixisay, isla markaana u gudbinay Golaha Guurtida, waan uga mahadnaqayaa Golaha Guurtida inay si duuduuba u ansixiyaan, waxaana ku rejo weyn nahay inuu Madaxweynuhu isna saxeexi doono si Xeerkani dhaqan-gal u noqdo, mar walbana waxaa la inooga baahan yahay inaynu Sharciyadda iyo Dastuurka aynu leenahay ilaalino si wax walba inoogu hagaagan”.

Mar uu ka hadlaayey qaranimada ayuu yidhi “Qaranimada Somaliland dhayal kuma iman, ee halganbaa loo soo galay, markaas waxaan qof walba oo reer Somaliland ah leeyahay waa inaad qaranimada halkaaga ka ilaalisaa, oo aad ka digtoonata wax kasta oo qarankaaga wax yeelo ku ah”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews