berberatoday.com
Cabdirasaaq Gorayo Oo ka Waramay Qaabkii Loo Dilay, Doorka Uu ku Leeyahay Wasiir Axmed Muumin Seed Iyo Magacyada Kooxdii Loo Adeegsaday!
July 3, 2021 - Written by admin

Borama(Berberatoday.com)-Cabdirasaaq Gorayo oo dhawaan koox dhalinyaro oo loosoo adeegaday magaalda boorama ugu gaysteen dhaawacyo culus oo halis ayaa ka waramay cida ka danbaysay weerarkan lagu dhaawacay iyo magacyada dhalinyaradii loosoo adeegsaday.

Sidoo kale cabdirasaaq gorayo oo ay barbar taagan yihiin qoyska mid kamid ah dhalinyarada dhaawac ugaystay ayaa sheegay in wasiir axmed muumin seed uu ka danbeeyay falkan iyagoo hore ugu soo hanjabay in ay dilayaan haduu ka bixi waayo afaaraha wasiirka.

Muwaadin dhibta loo gaystay  ayaa madaxwaynaha Somaliland iyo laamaha cadaalada ka codsaday in dadkaa falka ugaystay sharci loo horkeeno

Dhanka kale ehelada mid kamid ah dhalinyarada dhaawac ugaystay cabdirasaaq ayaa xukuumada ugu baaqay in lasoo qabto dadkii falka ugaystay oo walaalkood kamid yahay islamarkaana sharciga la horkeeno iyaga iyo wasiirka soo adeegsaday.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews