Dp World Oo Ka Hadashay Maalgelinta Dekedda Berbera Iyo Muhiimada Ay Uleedahay Ganacsiga Geeska Afrika.
July 3, 2021 - Written by admin
Dubai(Berberatoday.com)-Shirkadda gacanta ku haysa Dekedda caalamiga ah ee magaaladda Berbera ee Dp World ayaa ka warbixisay qaybaha muhiimka ah ee weheliya Terminaalka cusub ee dhowaan xadhiga laga jaray ee dekeda Berbera.
