Dowladda Soomaaliya Oo Xil Umagacowday Abwaan Yuusuf Shaacir
July 4, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda fedaralka ee Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji, ayaa magacabay guddigga ku meel gaadhka ah ee hurumarinta Afka Soomaaliga.
Abwaan Yuusuf Shaacir