berberatoday.com
Fanaanada Sahra Halgan Oo Ka Hadashay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Qadiyada Jamhuuriyada Somaliland Iyo Dhalinyaro Calanka Somaliya Loogu Xidh Xidhay Gudaha Dalka
July 4, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo ka Mid ahayd hablihii usoo halgamay madax banaaninada Jamhuuriyada somaliland ayaa ka hadashay Iyadoo ku sugan Dalka faransiiska arimo door ah oo mudooyinkii udanbeeyay ka Taagnaa Dalka somaliland. Kala duwanaanshaha sidii loo gumaystay somaliya iyo sidii Somaliland uu ula dhaqmi jiray ingiriisku.

Sidoo kale fanaanad sahra halgan ayaa sheegtay dhalinyaro maalmihii udanbaysa meelo kamid ah dlka somaliland kula soo baxay calanka somaliya ay yihiin kuwo ay soo abaabuleen cadowga Somaliland.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews