Wasaarada Ganacsiga Oo Fulisay Olole Ay Ku Dabo Galayso Wareegto Wasaaradu Ku Jaan Goysay Qiimaha Shidaalka. H
July 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Somaliland ayaa fulisay olole lagu dabo gelayo dhaqangalka wareegto uu agaasimaha guud ee wasaaraddu kasoo saaray qiimaha shidalka.
