Qaar Kamid Ah Ardayda Jaamacada Camuud Ee Ay Isku Fasalka Ahaayeen Marxuum Ibraahim Cabdishakuur Oo Ka Waramay Sidii Uu Udhacay Dilkiisu!
July 6, 2021 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah ardayda jaamacada camuud ee ay isku fasalka ahaayen ardayda ay xabadu kaga dhacay askari kamid ah ilaalada ciidanka jaamacada camuud ayaa ka hadlay geerida marxuum Ibraahim iyagoo Marka Hore Ka Tacsiyeeyey Geerida Naxdinta Leh qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay.
