TPLF Oo Shuruudo Adag Ku Xidhay Xabad Joojinta Ay Ku Dhawaaqday Dowladda Itoobiya
July 6, 2021 - Written by admin
Mekkelle(Berberatoday.com)-Hoggaanka fallaagada ee gobolka Tigreega ee Itoobiya ayaa dalbaday in si buuxda looga saaro ciidamada Eritrea iyo dagaalyahanada gobolka dariska la ah Itoobiya ee Amxaarada ka hor inta ayna wadahadal la galin dowlada federaalka oo ku saabsan xabad joojinta.
