Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Arrinta Ardayga Lagu Dilay Magaaladda Boorama
July 7, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga Waddani Maxammed Faarax Cabdi, ayaa ku baaqay in baadhis lagu sameeyo arrinta ardayga lagu dilay Boorama
Xoghayaha, ayaa sheegay in ay xisbi ahaan ku baaqayaan in lasoo dadajiyo baadhista iyo dacwada dilka ardayga.
“Ka xisbi ahaan, waxaanu ku baaqayna in arrinka si dag dag ah looso gaba gabeeyo maxkamadana la horkeeno” ayuu yidhi.