Cilmi Baadhis Lagu Sameeyay Biyaha Hargaysa Oo Lasoo Bandhigay.
July 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daraasad laga sameeyay biyaha magaalada hargaysa taasi oo ay soo diyaarisay wakaalada biyaha hargaysa oo kaashanaysa haayada jizz oo leh maalgalinteeda.

