berberatoday.com
Dad Itoobiyaan Ah Oo Laga Raafay Gudaha Somaliland, Si Dalkooda Loogu Celiyo
July 9, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidammada Laanta socdaalka ee Somaliland oo kaashanaya kuwa Booliska, ayaa hawl-gallo ay ka sameeyeen Magaalada Hargeysa, waxay ku raafeen Dad u dhashay dalka Itoobiya.

Dadka la raafay oo la doonayo in dib loogu celiyo Dalka Itoobiya, ayaa u badnaa Dad ka soo jeeda Qoomiyadda Oromada, kuwaasi oo ah kuwa ugu badan ee ku sugan gudaha Somaliland xilligan.

Waxaa la sheegay in hawl-galka Ciidammadu iska kaashadeen lagu ururriyey illaa 300 qof oo ka soo jeeda Dalka Itoobiya, kuwaasi oo badankoodu Hab Gacmo hoorsi ah ugu noolaa gudaha Somaliland ama Dadka wax waydiisan jiray, si ay noloshooda u sii wadan karaan.

Toddobaadkii hore, Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland, ayaa dalka Itoobiya ku celisay Qoxooti Itoobiyaan ah oo tiradooda lagu sheegay sodomeeye, kuwaasi oo ahaa hormadii labaad ee Hay’addu dib ugu celiso Itoobiya.

Sikastaba ha ahaatee Dadka Qoxootiga ah ee dalka Itoobiya u dhashay, ayaa waxaa ay culays aad u badan ku haya Somaliland.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews