berberatoday.com
Isimo ka Socda Puntland oo lagu soo Dhaweeyay Jaamacada Camuud Ee Gobolka Awdal
July 9, 2021 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Waxaa saakay booqday Jaamacada Camuud, isla markaana si mug iyo miisaan leh loogu soo dhaweeyay, qaar ka mida Isimada dhaqanka ee degaanada Puntland oo ahaa ehelka ALLE ha unaxariistee Ibraahim Cabdishakur Salaad ardaygii dhawaan Askarigu ku toogtay Jaamacadaas madaxdan dhaqanka oo arinta dilkaasi uyimi Somaliland ayaa si heer sare ah loosoo dhaweeyay guud ahaan Somaliland gaar ahaan Gobolka Awdal.
Waxaana xarunta jaamacada ku soo dhaweeyay madaxda u saraysa Jaamacadda Camuud.
Dhanka kale Isimada ayaa shir la yeeshay maamulka Jaamacadda iyo guddida ardayda Puntland ee Jaamacaddaasi wax ka barata.
Ugu danbayn Isimada ayaa booqasho lagu geeyay xarumaha kala duwan ee Jaamacadda Camuud ka kooban tahay.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews