Cisbitaal Ka Dhisan Dalka Taiwan Oo Baadhaya Baahiyaha Cisbitaalka Hargeysa
July 10, 2021 - Written by admin
Taipei(Berberatoday.com)-Cisbitaalka Wan Fang ee dalka Taiwan, ayaa bilaabaya daraasayn iyo baadhis uu ku samaynayo baahiyaha gaarka ee ka jira Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.
