berberatoday.com
Daawo Sheekada Gabadh Taxi Kaga Shaqaysata Magaalada Hargaysa Oo Ka Warantay Dhacdooyinka Cajiib Oo Ay Kala Kulanto Macaamiisha!
July 10, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Iqra Maxamed Xasan oo ah gabadh magaalada hargaysa kaga shaqaysata taxi dhaweeye ah ayaa ka warantay mudadii ay ku shaqaynaysay taxigan iyo waxyaabaha ay kala kulanto macaamiisha ay qaado.

Sidoo kale gabadhan ayaa ka warantay dhaqaalaha ay ka hesho bishii gaadhigan

Dhanka kale gabadhan ku shaqaysata taxiga ayaa sheegtay in caqabadaha ugu badani ay kaga yimaadaan dumarka ay qaado.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews