Dhac Iyo Boob Loo Geystay Goobo Ganacsi Oo Soomaali Ku Lahayeen Dalka Koofur Afrika
July 11, 2021 - Written by admin
Cape Town(Berberatoday.com)-Dalka Koofur Afrika gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo KwaNobuhle Township ee gobolka Eastren Cape, ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi boob xoogan loogu gaystay qaar ka mid ah ganacsiyada ay Soomaalidu halkaasi ku leedahay.
