Doorashadii Itoobiya Xisbiga Abiy Ahmed Oo Ku Guuleystay Aqlibiyadda Kuraasta Baarlamaanka
July 11, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xisbiga haya talada dalka Itoobiya ee Prosperity ee uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed, ayaa ku guuleystay tiradii ugu badneyd ee kursaasta Baarlamaanka dalkaas, sida uu shaaciyay guddiga doorashooyinka Qaranka Itoobiya.