Xafaar 30sano Qodayay Xabaalaha Hargaysa Oo Ka Waramay Dhacdooyin Argagax Leh Oo Uu Usoo Joogay.
July 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Ismaaciil Guuleed oo loo garan ogyahay (Maxamed Jacfaar) oo ah xafaar xabaalaha hargaysa qodayay mudo 30sano ayaa lala yeeshay waraysi kaasi oo uu kaga waramay dhacdooyin argagax leh oo uu usoo joogay mudadaa uu ka shaqaynayay qodista xabaalaha.
