berberatoday.com
Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye Uga Soo Baxay Gobolka Awdal Oo Sheegay In Aanay Marnaba Ka Tanaasulay Kursiga Gudoomiye Kuxigeenka Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
July 12, 2021 - Written by admin

“Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay Hadii lana siin waayo gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha wakiilada, Cida Nasiisa Ayaanu Raacaynaa “xildhibaan Maydhane.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada uga soo baxay xisbi xaakimka kulmiye gobolka awdal oo kulan ku yeesheen magaalada hargaysa ayaa shaaciyay damacooda shir gudoonka golaha wakiilada sheegayna in aanay marnaba ka tasaanulay gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada oo gobolkoodu saami ahaan uleeyahay.

Sidoo kale xildhibaanada ayaa madaxwaynaha Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye fariin culus udiray iyagoo ku wargaliyay in aanay ka reer awdal ka tanaasulayn shir gudoonka golaha hadii uu aqbali waayana ay tagi doonaan halka tixgalisa rabitaanka reer awdal/

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews