“Madaxwayne Biixi Waligii Kamuu Shaqayn, Danta Siyaasadeed Ee Abtiyaashii..”Siyaasi Geel Jire.
July 13, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha wacyigalinta xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdilaahi geel jire ayaa ka hadlay loolan loohu jiro shir gudoonka golaha wakiilada iyo sobobta uu ilaa hada madaxwayne biixi isugu yeedhi waayay fadhigii golaha wakiilada si ay udoortaan shir gudoon.
