Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Qaab Cusub Loogu Soo Qariyay Jawaanada Qaadka”Daawo Muuqaal
July 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka booliska somliland ayaa gacanta ku dhigay khamri tiro badan kaasi oo lagu soo qariyay jawaanada qaadka.

Taliyaha ciidanka booliska somaliland ayaa ka hadlay qaabkii ay ciidanku uqabteen maandooriyahan iyo halka lagu qabtay.