berberatoday.com
Ehelada Gabadh Kufsi Iyo Dil Loogu Haystay Magaalada Hargaysa Oo Baaq Culus Udiray Xukuumada.
July 14, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ehelada gabadh kufsi iyo dil loogu haystay Xaafada Maxamed Mooge ee magaalada hargaysa ayaa ka hadlay dil iyo kufsi loo gaystay marxuumad lagu magacaabi jiray Hinda Cumar taasi oo falkan ay ugaysteen sida ay eheladu sheegeen wade bas iyo kirish boygii la socday.

Sidoo kale ehelada marxuumadan ayaa ka waramay dhacdadan iyo cadaymihii ay dhakhaatiirtu usheegeen in ay ugeeriyootay.

Dhanka kale ehelada marxuumadan kufsiga iyo dilka loo gaystay ayaa laamaha amaanka iyo xukuumada ugu baaqay in wax laga qabto falkan foosha xun.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews