Ingiriiska Oo Bogaadiyay Dadaalada Horumarineed Ee Uu Bilaabay Maayarka Caasimada Hargaysa.
July 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka dalka ingiriiska ufadhiya caasimada hargaysa Stuar Brown ayaa bogaadiyay dadaalada horumarineed ee uu bilaabay maayarka cusub ee caasimada hargaysa Cabdikariim axmed mooge ee ololaha nadaafadeed ee caasimada.
