Bandhiga Buug Laga Qoray Taariikhdii Iyo Halgankii Fanaan Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan Oo Lagu Hargaysa Lagu Soo Bandhigay”Daawo Muuqaal
July 16, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Bandhiga bug laga qoray taariikhdii iyo halgankii Mujaahid fanaan Maxamed Mooge Liibaan ayaa caawa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen madaxda xisbiyada mucaaridka,xukuumada, awbaano iyo boqolaal kamid ah shacabka reer Somaliland.
