berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Shirkad Uu Leeyahay Ganacsade Axmed Geele Arab!
July 16, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa sheegtay in liisankii Ruqsada kala noqotay   Shirkada Integrated Shipping Services oo Sannadkii 2009 ku guulaysatay Wakiilnimada Ganacsiga Dalka Itoobiya.

Sidaana waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaarada Ganacsiga Warshedaha iyo Dalxiiska ayaa lagu sheegay in iyagoo fulinaya  dalabka  Hay,adaha Dekedaha Somaliland in aanay fulin Karin wax macmiila.

Sidoo kale  Shirkada Integrated Shipping Services (ISS)  ayaa  laga diwaangaliyay dalka Sannadkii 2020, ayaa Sannadkii 2009 heshiis Ganacsi la saxeexatay Shirka Ethiopian Shipping Line, Wakhtigaasi oo ISS ku guuleysatay Wakiilnimada ganacsi ee Ethiopian Shipping Line.

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO BAXAY XUKUUMADA

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews