Buug Hawaale Waran Uu Qoray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Oo Lagu Soo Bandhigay Hargeysa”Daawo Muuqaal
July 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Buug Hawaale Waran uu Qoray Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” ayaa caawa lagu soo bandhigay huteelka Maansoor ee magaalada hargaysa Kaasi oo munaasibada Bandhiga ay kazoo qaybgaleen badi madaxda iyo haldoorka bulshada reer Somaliland iyo kumanaan shacabka caasimada ah.
