berberatoday.com
Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa Oo Sababay Dhimashada Afar Qof Iyo Dhaawac Kale!
July 17, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shil khasaare Dhimasho Iyo dhaawac sobobay ayaa maanta ka dhacay dulleedka Beri ee Magaalada Hargeysa,

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo kala ah gaadhi yar oo tukhaana iyo gaadhi dhayne ah oo ay dad shacab ahi ay saarnaayeen, waxaana ka dhashay Khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, oo soo gaadhay dadkii Rakaabka ahaa e Saarnaa labada gaadhi ee isku dhacay.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in shilkaasi ay ku dhinten Afar oo saarnaa gaadhi yare e tukhaanka halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo xaaladdooda caafimaad laga dayrimayo,

Dadka ku geeriyooday shilka iyo kuwii ku dhaawacmay ayaa la geeyay cisbitaalka way nee magaalada hargaysa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews