Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Khamrigii Ugu Tirada Badnaa Ee Ay Gacanta Kusoo Dhigeen. H
July 18, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska Ciidanka booliska ee Qaybya galbeed iyo degmada axmed dhagax oo iskaashanaya ayaa hawlgalo ay sameeyeen kusoo qabtay khamrigii ugu tirade badnaa ee ay gacanta kusoo dhigeen kaasi oo ay kazoo qabteen saldhiga dhinaca farowayne kazoo gala magaalada hargaysa.

