“Dagaalka Ka Socda Waqooyiga Itoobiya Wuxuu Udhaxeeyaa Argagixisada TPLF Iyo Dawlada federalka Itoobiya, Ee Uma Dhaxeeyo Laba….Madaxwayne Mustafe Cagjar.
July 18, 2021 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) ayaa si layaable uga hadlay dagaalad ka socday gobolka tigrey kaasi oo udhexeeya jabhada Tplf iyo dawlada fadaraalka/
