Bangiga Dhexe Ee Somaliland Oo Qabtay Shir Ku Saabsan Maaraynta Caqabadaha Dirista Lacagaha
July 19, 2021 - Written by admin
Hargaysa(Berberatoday.com)-Xubno ka mid ah Gollaha Wasiiradda Somaliland oo uu weheliyo gudoomiyaha baanka dhexe iyo hay’adaha maaliyadeed ee dalka ayaa ka qayb galay shir lagaga hadlayo caqabadaha ka jira habka ay maraan lacagaha ganacsiga ee dalka ka baxa iyo kuwa soo gala.