Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sharci daro Ku Tilmaamay Heshiish Ay Kulmiye La Galeen Xildhibaano Xisbiga Ucid Katirsan.
July 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka eng faysal cali waraabe ayaa sharci daro ku timaamay heshiish ay xisbiga xaakimka lag galeen xildhibaano kasoo baxay xisbigiisa ucid
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in xildhibaanka sharci jabiyaa uuu waayay kursigii uuu ku fadhiyay.
https://youtu.be/2PNoHwgQoeQ
Berberatoday.com