Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah TPLF. “
July 19, 2021 - Written by admin
Ethiopia(Berberatoday.com)-Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed Ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyey xku sheegay IN dawladdiisu ka shaqaynayso sidii xidida loogu siibi lahaa TPLF, oo uu ku eedeeyey in ay yihiin Cancer ay tahay in laga ciribtiro geeska Afrika, wuxuuna sheegay in ay qaadayaan howlgal culus.
