“Wasiir Qambi Waan Hambalyaynayaa, Mar Hadaad Tidhi Abtiyaashay Ayaad Tihiin, Waxa Jiray Dad Badan Oo Naga Lumaye”Boqor Axmed Iimaan.
July 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqorka beelaha gabooye axmed iiimaan ayaa ka hadlay hadal maalintii shalay kazoo yedhay wasiirka hawlaha guud iyo guryayta cabdirashiid qambi isagoo sheegay in wasiirku ogaaday hada in beelaha gobooye abtiyaashii yihiin, ayna soo dhawaynayaan