Xukuumada Somaliland Oo Xayiraadii Ka Qaaday Diyaarada Air Arabiya.
July 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha haayada duuliyada iyo hawada Somaliland ayaa sheegay in ay fasaxeen diyaarada air rabaiya oo ay hore xukuumada uga joojisay dalka in ay duuulimaadyo ka samayso
Agaasime cumar sayid ayaa sheegay in ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa islamarkaana dib loo fasaxay.