berberatoday.com
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ku Dhaartay In Aanay Xukuumadu Wax Lacag Ah Siinaynin Xildhibaanada Mucaaridka!
July 20, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Mr Toorno oo munaasibad ka hadlayay ayaa ku dhaartay in aanay xukuumadu lacag ku bixinyanin xildhibaanada ay xisbiyada mucaaridka uga gacan haadinayso in ay ugu codeeyaan musharax xukuumadu uwadato in uu noqdo shir gudoonka golaha wakiilada

Hadal wasiir toorno ayaa ku soo beegmaya xili madaxda xisbiyada mucaaridka iyo siyaasiyiinta reer somaliland xukuumada ku eedeeyay in ay dhaqaale faro badan ku iibsanayso xildhibaanada mucaaridka

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews