berberatoday.com
Dawlada Maraykanka Oo Wakhti Dheeraada Ukordhisay Soomaalida Sharci La’aanta Ku Jooga Dalkaas
July 21, 2021 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay u kordhisay Soomaalida sharci la’aanta ku jooga dalka Maraykanka muddo 18 bilood ah, laga bilaabo Sebtember 18, 2021, illaa Maarso 17, 2023.

Dib u cusboonaysiintan  ayaa u oggolaan doonta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sida joogtada ah u degganaa Mareykanka tan iyo July 19, 2021 inay soo gudbiyaan codsiyadoodii hore.

Go’aanka loogu kordhiyay muwaaddiniinta Soomaaliyeed ayaa loo aaneeyay sababo la xiriira xaaladdaha amni ee Soomaaliya ay ku sugan tahay, arrimaha binu’aadinimada iyo cudurka COVID-19.

Soomaali badan ayaa sharci la’aan ku jooga dalka Maraykanka, kuwaas oo qeyb kamid ah xilligii madaxweyne Trump dib loogusoo celiyay Soomaaliya.

Go’aankan cusub waxaa  ka faa’idaysandoonaa illaa 100 Soomaali ah oo aan haysan sharciyada Maraykanka, kuwaas oo markii hore Maraykanka ku galay si qarsoodi ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews