Taliyaha Ciidanka Milatariga Itoobiya Oo Sheegay In Ay diyaar Uyihiin Weerar Lagu Qaado Maqale Mar Kale
July 22, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka milatariga fadaraalka itoobiya ayaa shaaciyay in ay diyaar uyihiin weerar markale dib loogu qabsado magaalada maqale oo gobolka tigray ismarkaana ay sugayaan kaliya marka madaxda sare ee dalka itoobiya.