“Waxa Aan Si Adag Ucambaareynaa Falka Waxashnimada Ah Ee Loo Geystay Marxuumad Hinda Cumar, Oo Ugub Ku Ah Jamhuuriyadda Somaliland” Gudoomiye Cirro.
July 22, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Cirro oo ay weheliyaan xildhibaano iyo xubno kale oo katirsan Xisbiga Wadani ayaa booqday guriga qoyska Alle ha u naxariistee marxuumad hinda cumar oo kufsi iyo dil loogu haystay magaalada hargaysa.
