Faah Faahinta; Dilka Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Degmada Gar Adag Ee Gobolka Sanaag.
July 24, 2021 - Written by admin
Gar Adag(Berberatoday.com)-Taliyihii ciidanka booliska ee degmada gar adag Alle ha,unaxariistee cabaas ayaa maanta lagu dilay deegaan katirsan degmada xili uu ku jira hawl ciidan.